Back to top

PPK Somalisch

Warqada

Waraaqaha la siticmaalay waxaa loo isticmaalay in laga sameeyo kartoon ama waraaqo cusub.

Waraaqaha dib loo cusbooneysiin karo waxaa ku jira waraaqaha caadiga ah, wargeysyada, waraaqaha boorsooyinka iyo waraaqaha baakada. Hasayeeshee, warqadu waa inay noqoto nadiif.

Waraaqaha wasakhda ah, waraaqaha jikada, waraaqaha qoyan iyo warqadaha  nadaafadu waa in lagu tuuraa qashika haraaga ah  ee Restmüll.